Friday, January 17, 2025

Wasiirka Amniga XFS oo booqday Taliska Guud ee Ciidanka Booliska dalka Ciraaaq.

Wasiirka Wasaaradda Amniga XFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo safar shaqo ku jooga magaalada Baqdaad ayaa booqday Taliska Guud ee Ciidanka Booliska dalka Ciraaaq.

Booqashada Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ku wehlinayay, Wasiirka Arrimaga Gudaha Ciraaq Sarreeye guud Cabdul Amir Al-Shammari iyo Safiirka dalkeenna Soomaaliya u jooga Dalka Ciraaq DR. Ridwaan Xirsi.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles