Monday, December 2, 2024

Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Raysal Wasaare Xamse oo is casilay.

Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saadaam Maxamuud Cabdi ayaa xalay iska casilay xilka wasiirnimo, waxaana uu noqonayaa Wasiirkii sadexaad ee maalmo gudaheeda iska casila Xukuumadda Raysal Wasaare Xamse Cabdi Barre.

Wasiir ku xigeenka shaqada ka tagay oo ah mudane katirsan Golaha Shacabka waxa ay degaan doorashadiisu tahay Puntland, waxaana is casilaadiisa uu ku micneeyay mid ku qotonta khilaafka Dowladda Federaalka kala dhaxeeya Maamulada Puntland iyo Jubaland.

Wasiirka ayaa shaaca ka qaaday in casilaadiisa ay soo dadajisay Markuu arkay in la siyaasadeeyey mashaariicdii horumarineed ee loogu talagalay Dowlad Goboleed Puntland.

Saadaam ayaa sheegay in Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay wado abaabulka qalalaaso  colaadeed ay ka hurinayso degaanada Jubaland.

Wasiir Saadaam ayaa iscasilaadiisa ku sababeeyay ilaa 7 Qodob oo uu warqadii uu soo saaray ku shaaciyay una qorneeyd:-

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles