Thursday, July 31, 2025

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Muqdisho Kulan kula qaatay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Odawa Yuusuf Raage, ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Mudane Wang Yu.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal, gaar ahaan dhanka amniga, horumarinta kaabeyaasha ciidanka, iyo wada-shaqeynta istiraatiijiga ah.

Taliyaha ayaa uga mahadceliyay Dowladda Shiinaha taageerada ay siiso Soomaaliya, Sidoi kale Safiirka uu xaqiijiyay in Shiinuhu diyaar u yahay sii xoojinta xiriirka labada dal.

 

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles