Wednesday, July 2, 2025

Taliyaha Booliiska oo kormeeray goobo laga fuliyay gurmad loo sameeyay shacabka caasimadda.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa kormeeray xalay goobo gurmad ay qeyb ka yihiin Ciidanka Booliiska loogu sameeyey Shacabka Caasimadda oo saamayn uu ku yeeshay Roobka ka da’aya magaalada Muqdisho.

Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Macalin Mahdi, Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobalka Banaadir Maxamed Axmed Yabooh iyo Saraakiil oo ka tirsan Ciidanka Booliiska ayuu Taliyuhu kula kulmay goobihii gurmadka loogu sameynayey dadweynaha ay saameeyeen daadadka ka dhashay roobka da’aya.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles