Saturday, June 21, 2025

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo kulan la qaatay Safiirka Maraykanka ee Soomaliya.

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Xukuumadda Faderalka Soomaliya, Mudane. Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux ayaa kulan la qaatay safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Ambassador Riley.

Labada dhinac Waxay kulankaasi uga  wada hadleen sii ambaqaadidda iskaashiga ku saabsan arrimaha duulista rayidka, Nidaamka PISCES, iyo ilaalinta Amniga Hawda Dalka iyo Garoomada.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa dawlada Maraykanka uga mahad celiyey tageerada Dawlad dhiska Soomaliya,gaar ahaan mashaariicda hortabinta u leh Dalkeenna Soomaliya.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles