Thursday, May 14, 2026

Shirka Mucaaradka iyo Dowladda oo Lagu balamey Mar kale Galabta la la kulmo

Shirkii u dhaxeeyay Mucaaradka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa hada soo idlaaday, waxaana dood dheer kadib dib loo balamay in galabta la iskugu soo noqdo fadhi kale.
Beesha Caalamka ayaa ka baxday shirka waxaana in mudo ah dood adag oo nooca doorasho ee dalku aadayo ay dhexmartay dhinacyada.
Shirka ayaa soo dhamaaday iyadoo aan weli is faham laga gaarin qodobada laga doodayey oo ay doorashaddu ugu muhiimsaneyd.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles