Tuesday, May 13, 2025

RW Xamsa oo daahfuraya Hirgalinta Siyaasadda Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayidka.

Ra’iisul Wasaaraaha XukuumaddaJamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuraya Hirgalinta Siyaasadda Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda.

Hirgelinta siyaasaddan muhiimka ah, ayaa qeyb ka ah dadaallada Xukuumadda DanQaran ee lagu xoojinayo nidaamka mushaar bixinta iyo cadaaladda dalka.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles