Thursday, January 23, 2025

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo furay shirka erey bixinta Tiknoolajiyadda Af-Soomaaliga.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray shirka ereybixinta Tiknoolajiyadda Af Soomaaliga oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda XFS .

Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalaya Wasiiro ka tirsan XFS, wasiirada Isgaarsiinta Dowlad Goboleedyada , Bulshada Rayidka, xubno ka socda Akadeemiyadda, bahda Jaamacadaha, shirkadaha Tiknoolajiyadda iyo marti sharaf kale.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles