Thursday, January 23, 2025

MW Xasan Sheekh oo ka qaybgalay qado sharaf uu Ra’iisal wasaare Xamse u sameeyey xubnaha golaha wadatashiga Qaranka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay qado sharaf uu  Ra’iisul wasaaraha xukuumadda FS mudane Xamsa Cabdi Barre ugu sameeyay xubnaha golaha wadatashiga Qaranka oo Muqdisho shir uga socdo.

Ra’iisal wasaare Xamse ayaa sheegay in wali ay socdaan wadatashiyada ay leeyihiin xubnaha shirkaka qaybgalaya, islamarkaana dhawaan la soo saari doono war-murtiyeed rasmi ah oo ku aadan waxyaabihii shirka looga wada hadlay.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles