Monday, February 10, 2025

Mas’uuliyiin katirsan dowladda oo ka qeyb galay Salaada Janaasada (AUN) askartii lagu dilay Ceelbaraf.

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Daahir Shire Maxamed ,Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage ,Taliyaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ,masuuliyiin kale iyo duubabka dhaqanka ayaa magaalada Beledweyne uga qeyb galay salaadda janaasada AUN askartii dhowaan lagu dilay degmada Ceelbaraf ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Askartaan ayaa dhawaan iyaga oo maraya degaan hoostaga degmada ceelbaraf waxaa jidka u galay kooxa mannaxayaal dad qalato ah kuwaa oo halkaa ku dilay,waxana maxkamadda ciidanka soo sàartay waaran soo qabasha ah dadkii ka dambeeyay dilkaa foosha xun  si sharciga loo horgeeyo.

 

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles