Monday, February 10, 2025

Mareykanka oo 28 Milyan u qorsheeyey wax ka qabashada Arrimaha Bi’niaadinimmo ee Soomaaliya.

Dowladda Mareykanka ayaa sanadkan 28 Milyan u qorshsheysay labo mashruuc oo lagu xoojin doono adkeysiga sugnaanta cuntada Soomaaliya, kaas oo socon muddo shan sano ah, sida uu sheegay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Ambassador Richard H. Riley.

“Shanta sano ee soo socota, barnaamijyadan Bi’niaadinimmo waxa ay caawin doonaan in ka badan 80,000 qoys oo Soomaali, kuwaas oo ka shaqeyn doono dhisidda hab-nololeed waara, kobcin dhaqaale, iyo kordhinta kaydkooda iyo hantidooda.” ayuu yiri Richard H. Riley.

Mareykanka ayaa kamid ah dowladaha Soomaaliya ka taageero dhinacyada Amniga iyo Arrimaha bani’aadanimada, isagoo malaayiin dollar ka cafiyey dowladda Soomaaliya.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles