Wednesday, July 15, 2026

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Buugga tacsida Imaam Maxamed Yuusuf.

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta booqday hoyga ay taalo Gogosha Tacsida Alle ha u naxariistee Imaam Maxamed Yuusuf Cali ayaa saxiixay Buugga tacsida Imaamka.

Madaxwaynaha ayaa si gaar ah ula wadaagay qoyska, ehelka iyo dhammaan dadkii uu ka baxay marxuumku dareenka tiiraanyada leh iyo murugada geerida Imaamka, isaga oo Alle uga baryey in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa ka waraabiyo, samir iyo iimaanna ka siiyo qoyskiisa, asxaabtiisa iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles