Friday, November 8, 2024

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay barnaamijka Daah-furka Qoraalka qorshaha Isbeddalka Qaranka.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furay barnaamijka Daah-furka Qoraalka qorshaha Isbeddalka Qaranka (NTP) 2024-2025.

Munaasabadda Daah furka Qoraalka qorshaha Isbeddalka Qaranka ayaa waxaa ka qayb galay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda DanQaran, ku xigeenkiisa, qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada, Xildhibaanno, mas’uuliyiin ka socota Beesha Caalamka iyo Marti sharaf kale.

Madaxweynaha iyo Madaxda kale ee Qaranka ayaa kormeeray qeybaha Sheybaarrada ee loo qeybiyey Barnaamijka, isagoo warbixin ka dhageystay Masuuliyiinta hormuudka ka ah qeybahaas.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles