Monday, February 10, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray dalka Eritrea.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Asma ee caasimadda dalka Eritrea, halkaas oo uu ku soo dhaweeyey dhigiisa Asias Afawerki.

Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlaya xiriirka labada dhinac, islaashiga dhinacyada ammaanka iyo siyaasadda.

Eritrea waxa ay ka mid tahay dalalka saaxiibka la ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaana ay ka mid tahay dalalka lagu tababaro ciidanka qalabka sida.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles