Wednesday, February 5, 2025

Madaxweyne Lafta gareen oo saxiixay shrciga naafada Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa saxiixay shrciga naafada Koonfur Galbeed oo ay diyaarisay Wasaarada Haweenka Dowladda Koonfur Galbeed.

Wasiirka Haweenka Marwo Shamsa Maxamed Yaroow, Agaasimaha madaxtooyada Cabdifataax Mahad iyo madax ka socotay Qaramada Midoobay gaar ahaan xafiiska xuquuqul insaanka ayaa goobjoog ahaa munaasabada saxiixa sharciga naafada.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles