Thursday, July 31, 2025

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa safar shaqo oo qayb ka ah dadaallada lagu dardargelinayo horumarinta adeegyada Bulshada, Nabadgalyada iyo Wadatashiga Shacabka ee ku aaddan Qorsheyaasha horumarineed ku gaaray Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.

Madaxweynaha Cabdicasiis Laftagareen iyo Wafdigiisa ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey Degmada Xudur, iyadoo ay halkaasi ku sugaayeen masuuliyiin heer Gobol ah, Saraakiil Ciidan, Odayaal Dhaqameed, Haween, iyo Dhalinyaro degmada.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles