Monday, January 20, 2025

Madaxweynaha Hirshabeelle oo tababar usoo xiray Dufcadii 2aad ee Ciidamada Daraawiishta.

Madaxweynaha D/G Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta u soo xiray tababar muddo dheer u socday dufcadii 2-aad ee Daraawiishta Hirshabeelle kuwaas oo qeyb ka noqonaya Booliiska Hirshabeelle.
Munaasabadda tababarka lagusoo gabogabeynayey waxaa goobjoog ahaa Wasiirka Wasaaradda Amniga Guddaha iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Hirshabeelle.
Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa kula dardaarmay ku dhawaad 300 oo askari ee maanta tababarka loosoo afmeeray in ay dhowraan sharafka iyo karaamada shacabka Hirshabeelle.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles