Kullan ciyaareed soo dhaweyn ah oo u dhaxeyay kooxda kubada cagta ee muqdisho city club iyo xulka kubadda cagta degmada balcad aya waxuu ka qabsoomay garoonka kubadda cagta dr ayuub jeenyo ee degmada balcad gudomiye qaasim cali nuur furdug oo ah gudomiyaha maamulka degmada balcad ayaa goob joog ahaa iyo masuuliyiin katirsan kooxda MCC.
Kooxda mcc waxay ka ciyaarta horyaalka heerka 1aad ee soomaaliya sido kale sanadkaan waxay ku guuleysatay tartanka kubadda cagta kooxaha heerka 1aad ee soomaaliya.
madashaan waxa ka hadlay gudomiyaha xiriirka kubada cagta degmada balcad aweys kabiila,gudomiyaha Kooxda Muqdisho city club iyo gudomiyaha degmada balcad qaasim cali nuur.
ma ahan markii ugu horeysay ay yimadaan degmada balcad koox heerka 1aad ka ciyaarta marar badan ayay kullan ciyaareed u yimaadeen kooxo kala duwan oo caalami ah.