Thursday, July 31, 2025

Isku Aadka Tartanka Kubadda Cagta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir, Balcad iyo Warsheekh oo la shaaciyay.

Isku Aadka Tartanka Kubadda Cagta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir, Balcad iyo Warsheekh oo Lagu Qabtay Muqdisho
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu sameeyey qori-tuurka isku aadka tartanka Kubadda Cagta ee degmooyinka Gobolka Banaadir, Balcad, iyo Warsheekh. Tartankan ayaa lagu asteeyey kullamo adag oo ka tirsan heerka guruubyada.
Sanadkan, tartanka waxaa ka qeyb galaya 22 kooxood, waxaana difaacanaysa degmada Kaaraan, oo sanadkii hore ku guuleysatay koobka. Waxaa la qorsheynayaa in tartanka si rasmi ah looga daahfuro magaalada Muqdisho bisha September ee sanadkan.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles