Tuesday, July 1, 2025

Hay’adda Socdaalka Qaranka oo ku howlan ka hortagga tahriibka iyo la dagaallanka socdaalka sharci-darrada ah.

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay kaga hadlayaan qatarka tahriibka iyo doorka dowladda Soomaaliya kaga aadan hakinta ama joojinta socdaalka sharci darada ah ee ay caadeysyeen dadka Soomaaliyeed ee u badan dhallinyarada.

Hwy’adda iyadoo gudanaysa waajibaadkeeda qaran ee ay ugu xil-saarantahay Jamhuuriyadda Federaaka Soomaaliya waxay mudooyinkii u dambeeyay xooga saartay la dagaalanka tahriibka iyo socdaalka sharci-darrada ah.

Warsaxaafadeedka ka soo baxay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda waxa uu u qornaa sidatan:-

 

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles