Monday, December 23, 2024

Hay’adda Berghof oo soo geba gebeeysay Tababar Ka socday degmada balcad muddo seddex maalin ah.

Tababarkaan ayaa ahaa mid looga faaideynaaye beeraleyda,haweenka,dhalinyarada,culumaa udiinka iyo maamulka degmada balcad si loo soo celin lahaa bilicda degmada waxaa soo qaban qaabisay hay’adda berghof oo kamid ah hay’adaha ka howlgala dalkeena soomaaliya.
Gudoomiyaha degmada balcad qaasim cali nuur furdug ayaa ka qeyb galay munaasabada lagu soo afmeeraaye tababarkaan sidoo kale waxa qeyb ka ahaa ganacsade u dhashay dalka shiinaha Mr waom oo lagu casuumay munaasabada .
waxaa ka hadlay madasha soona xiray tababarkaan mudada sedexda maalin socday gudoomiyaha degmada balcad qaasim cali nuur furdug.
Tababarkaan ayaa waxuu kusoo aaday iyaadoo bulshada balcad ay baahi weyn u qabeyn soo celinta bilicda magaalada iyo arimaha beeraha iyo xoolaha ay caar qalad ku heysay bals hada ay wax badan ka faaideyn sida ay inoo sheeg waxayna ugu mahdiyeen maamulka degmada iyo hay’adda berghof oo qeyb lixaad leh ka qaadatay tababarka.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles