Sunday, February 23, 2025

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dib ugu fasaxay 15-xildhibaan oo horay looga joojiyay ka qeyb galka fadhiyada golaha.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa dib ugu fasaxay 15-Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ka qeyb galka fadhiyada guud ee Golaha lalfadhiga lixaad.

Xildhibaanadan ayaa hore looga joojiyay ka qeyb galka fadhiyada guud ee Golaha ka dib dhacdadii golaha ka dhacday 27-kii Bishii November ee sanadkii lasoo dhaafay,waxa uuna xildhibaanadda kula dardaarmay ilaalinta dastuurka Qaranka, xeerhoosaadka. Golaha iyo dhaqanka suuban ee soomaaliyeed.

 

 

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles