Saturday, December 14, 2024

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo xariga ka jaray Kawaanka Hilibka dharkeenley.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xaeiga ka jaray Kawaanka Hilibka Suuqa Dhamme Yaasiin Cartan ee Degmada Dharkeenley.

Duqa Muqdisho oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in dib-u-dhiska lagu sameeyay Kawaanka uu qeyb ka yahay Qorshaha lagu horumarinaayo suuq-yada iyo Ganacsiga Magaalada Muqdisho.

Munaasabadda waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Degmada Dharkeenley Yuusuf Maxamuud Cali, masuuliyiin ka socday hay’adda FAO oo ka qeyb qaatay dhismaha kawaanka, Agaasimaha waaxda Suuqyada Dowladda Hoose ee Xamar iyo qeybaha kala gedisan bulshada Degmada Dharkeenley.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles