Saturday, June 27, 2026

Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeer ku sameeyay Ciidamo loo diyaariyay Xuska Todobaadka Xorriyadda.

Guddiga Qaranka ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada, oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Mudane Cali Yuusuf (Cali Xoosh), ayaa kormeer ku sameeyey Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, kaas oo qayb ka ah diyaar-garowga munaasabadaha Maalmaha Xorriyadda.

Xubnaha Guddiga Qaranka ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda ayaa si wadajir ah u bogaadiyey diyaar-garowga Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo doorka ay ka qaadanayaan sugidda amniga dalka, gaar ahaan goobaha lagu qabanayo munaasabadaha lagu xusayo Maalmaha Xorriyadda.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles