Ku dhawaad20,000 oo ka tirsan ciidamada amniga ayaa loo daabulay hawlgallada gurmadka.
Sidaan dhawaan soo sheegnay, hay’adda maareynta masiibooyinka ee Nepal ayaa sheegtay in tirada dadka dhintay ay gaartay 734, taas oo ka badan 675-kii shalay la shaaciyay.
Saacaddii ugu dambeysay, booliiska Nepal ayaa sidoo kale xaqiijiyay in la helay meydadka 734 qof.
Waxay sidoo kale soo bandhigeen xogtan soo socota:
Dadka la la’yahay: 2,498
Dadka la badbaadiyay: 8,186
Dadka dhaawacmay: 242 (waxaa ku jira qaar la fasaxay)
Ciidamada amniga ee la daabulay: 19,895




