CAALAMKA

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS xoojinta xiriir labada dal kala hadlay dhiggiisa Yemen.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefoonka kula...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Wasiirka Gargaarka Koonfur Galbeed, ayaa...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Safiirka Shiinaha oo ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca.

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha ee Soomaaliya, Danjire Wang Yu.Kulanka ayaa diiradda lagu saaray...

Uganda oo sheegtay in ciidamadeeda aysan faragelin doonin siyaasadda gudaha Soomaaliya.

Dowladda Uganda ayaa shaacisay in ciidamadeeda ku sugan Somalia aysan wax lug ah ku yeelan doonin arrimaha siyaasadda gudaha dalka, iyagoo ku adkeystay in...

Danjiraha JFS ee Sacuudiga oo la kulmay Xoghahaya Guud ee Golaha Iskaashiga Khaliijka.

Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Sacuudiga, Mudane Maxamed Aamiin Sheekh Cusmaan, ayaa maanta magaalada Riyaad kula kulmay Xoghayaha Guud ee Golaha iskaashiga Khaliijka,...

Danjiraha Soomaaliya ee Geneva oo Ka Qaybgalaya Doodaha Heerka Sare ee Shirweynaha Shaqaalaha Caalamiga ah.

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva, Marwo Khadra Ducaale, ayaa sii wada ka qaybgalka firfircoon ee doodaha iyo kulamada...

Iiraan oo sheegatay weerar lagu qaaday saldhigyada Mareykanku ku leeyahay Baxrayn.

Warbaahinta taabacsan Ilaalada Kacaanka Iraan ayaa waxaa ay baahiyeen warar ku saabsan “weerarro gantaallo” oo lagu riday saldhigyada Mareykanka ee Kuwait, wakaaladda wararka ee...

Israa’iil oo sheegtay inay hawadeeda ku qabatay Gantaal laga soo tuuray Lubnaan.

Ciidanka Israa’iil ayaa sheegay in subaxnimadii Talaadada ay hawada ku qabteen laba gantaal oo laga soo ganay dhanka Lebanon.Ciidanku wuxuu sheegay in la ogaaday...