WARARKA
IGAD oo dalbatay maalgelin joogto ah oo AUSSOM ah, madaxda Soomaalidana ugu baaqday heshiis doorasho
Urur-goboleedka IGAD ayaa ugu baaqay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo saaxiibada caalamiga ah inay xaqiijiyaan maalgelin ku...
Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada Xuutiyiinta ku qaadayn deegaanno Sacuudiga ah
War qoraal oo ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in "Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya si...
Mareykanka oo soo jeediyay in xafiiska Q.M ee UNSOS hal sano oo dheeraad ah lagu kordhiyo
Dowladda Mareykanka ayaa soo jeedisay in Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) loo kordhiyo muddo 12 bilood...
Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday
Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii roobab ka da’ay...
Kenya oo dib u furaysa xuduuda ay la wadaagto Soomaaliya.
Kenya ayaa dib u furi doonta xuduuddeeda ay la wadaagto Soomaaliya bisha Abriil, ku dhowaad 15 sano kadib markii la xidhay sababo la xidhiidha...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo madaxtooyada qaranka ku qaabilay wafdi ka socday Boqortooyada Ingiriiska.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska oo ay hoggaaminaysay Wasiiru-dowlaha Arrimaha Horumarinta iyo...
Booliska Soomaaliland oo war ka soo saaray qoys Ajnabi ah oo lagu jir dilay Hargeysa.
Taliska Ciidanka Booliska Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray dhacdo la xiriirta qoys u dhashay dalalka Suuriya iyo Yemen oo lagu eedeeyay in...
Madasha shirkii 5 aad ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo Nairobi ku soo dhaamaaday.
Magaalada Nairobi waxaa maanta si rasmi ah loogu soo gaba gabeeyay madasha shirkii 5-aad ee u dhaxeeyay xubno ka socday Dowladda Federaalka iyo Dowlad...
Bangladesh oo maanta doorasho gelaysa.
In ka badan 120 milyan oo qof oo ku nool Bangladesh ayaa maanta la filayaa inay u dareeraan codbixinta si ay u doortaan dowlad...
Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay danjiraha Ciraaq.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Ciraaq u qaabilsan Soomaaliya Mudane Dr. Qahtan...

