WARARKA
Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday
Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii roobab ka da’ay...
Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad...
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...
Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika
Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika.
Eritrea iyo Yemen ayaa muddo...
Taliyaha XDS oo la kulmay Taliyaha ciidanka hawgalada gaarka ah Maraykanka ee Afrika.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika...
Lafta gareen oo baaq qeylo dhaan ah u diray Beesha Caalamka.
Maamulka Koofur Galbeed ayaa si kulul uga hadlay kordhinta howlgalada milatari ee ka socda deegaanadooda, kuwaas oo ka imaanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), taasoo...
Farmaajo oo digniin ka soo saaray xiisada ka taagan KGS.
Madaxwaynihii Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo walaac ka muujiyey xaalaadda siyaasadeed ee ka taagan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa ka digay halista ku gadaaman...
MW Xasan Sheekh oo ka Tacsiyeeyay Geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka...
Xildhibaano ka tirsan BFS oo taageeray guddiga doorashada uu magacaabay Lafta gareen.
Xildhibaannadii ugu badnaa ee ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si cad u taageeray Madaxweynaha Koofur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, kadib magacaabistii uu sameeyay...
Taliyaha ciidamada Haramcad oo gaaray Baraawe.
Dowladda Soomaaliya ayaa saraakiil, ciidamo iyo hub dheeraad ah geysay magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellada Hoose, xilli uu cirka isku sii shareerayo khilaafka kala...

