WARARKA

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS xoojinta xiriir labada dal kala hadlay dhiggiisa Yemen.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefoonka kula...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo.

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS,...

Dadka la la’yahay kuwa la badbaadiyey iyo xaaladihii ugu dembeeyey ee Nepal

Ku dhawaad​​20,000 oo ka tirsan ciidamada amniga ayaa loo daabulay hawlgallada gurmadka.Sidaan dhawaan soo sheegnay, hay'adda maareynta masiibooyinka ee Nepal ayaa sheegtay in tirada...

Puntland oo war ka soo saartay siidaynta markabka MV LUTUF

Xukuumadda Puntland ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u sheegtay in Markabka MV LUTUF iyo shaqaalihii la socday, oo burcad-badeeddu ku qabsadeen xeebaha...

Safiirkii Itoobiya u fadhiyey Soomaaliya oo dalkiisa dib ugu laabtay

Safiirka Itoobiya u qaabilsanaa Soomaaliya, Suleiman Dedefo Woshe, ayaa ka ambabaxay Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kaddib muddo ku dhow hal sano oo uu xilka...

Wasiirka Qoyska XFS oo Golaha shacabka ka hor-akhrisay sharciyo muhiim ah.

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka hor akhriday...

Dowladda oo u Guureysa Habka Miisaaniyadda ku Saleysan Barnaamijyada Hawleed.

Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gebagabeysay tababar muddo 14 maalmood ah socday, kaas oo lagu baranayey diyaarinta iyo dhaqangelinta miisaaniyadda hay’adaha...

Wasiir Maareeye oo xarunta wasaaradda ku soo dhoweeyay agaasimaha gobolka ee Hay’adda IFAD.

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS,Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa xarunta dhexe ee Wasaaradda ku soo dhaweeyay Agaasimaha Gobolka ee IFAD...