WARARKA

Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday

Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii roobab ka da’ay...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad...

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...

Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika

Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika. Eritrea iyo Yemen ayaa muddo...

R/ Wasaaraha XFS oo saaka Muqdisho ka daah-furay tartanka Orodada ee Marathon-ka.

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa saaka Magaalada Muqdisho ka daahfuray tartanka Orodada gaaban ee Maaratoonka.Tartankaan oo loo agaasimay si...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u hambalyeeyey garsoore Cumar Cartan.

Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii Soomaaliyeed ee ugu horreeyay...

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo ka qeybgalay xaflad lagu dhaariyay Wasiirka cusub ee Amniga Gudaha.

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu dhaarinaayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda...

MW Xasan Sheekh Xamsa iyo Qoor Qoor oo ka shiray doorashada Galmudug.

Kulan xasaasi ah ayaa ka dhacay Villa Soomaaliya, kaas oo ay yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaaraha dalka Xamsa Cabdi...

Markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey oo soo gaaray Muqdisho.

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday dalka Turkiga. Madaxda Qaranka ayaa...

MW Xasan Sheekh oo soo gaba-gabeeyey wadatashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed ee uu ka waday Baydhabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay wada-tashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo uu la yeeshay mas’uuliyiinta, hoggaanka...