WARARKA
Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday
Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii roobab ka da’ay...
Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad...
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...
Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika
Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika.
Eritrea iyo Yemen ayaa muddo...
Wasiirka Maaliyada XFS oo Washington kaga Qeyb galay Shir muhiim ah.
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay fadhiga loo dhan yahay ee uu shir-guddoominayay...
Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka howlgala magaalada Muqdisho.Dhinacyadaasi ayaa...
Wasiirka cadaaladda oo qaabilay agaasimayaal ka socda dowlad goboleedyada.
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin iskugu jira Agaasimayaal Guud iyo saraakiil sarsare oo...
DF oo War kulul ka soo saartay danjire Israel u Magacowday Somaliland
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay war-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Israa’iil oo ku saabsan magacaabista safiirkaoo Israa’iil u soo...
Madaxweynaha Hirsheelle oo Isbadal Ku Sameeyey Golaha Wasiiradda
Madaxweynaha Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa Xalay sameeyay isbeddel cusub oo dhanka golaha wasiirrada ah, isagoo magacaabay masuuliyiin cusub oo loo igmaday xilal muhiim...
Turkiga oo Soomaaliya u tababaraya hantidhowrayaal.
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS iyo Maxkamadda Xisaabaadka Turkiga ayaa si wadajir ah magaalada Ankara ee dalka Turkiga uga furay tababar aqoon is-weydaarsi ah...

