WARARKA
Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday
Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii roobab ka da’ay...
Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad...
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...
Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika
Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika.
Eritrea iyo Yemen ayaa muddo...
Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka oo xilka la wareegay.
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Xuseen Khaasim...
Xuutiyiinta Yemen oo si kulul uga hadlay tallaabada Israa’iil ee Hargeysa.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee maamulka Xuutiyiinta ee Yemen ayaa digniin adag ka soo saartay waxa ay ku tilmaantay faragelinta sii kordheysa ee Israa’iil ay...
Maamulka Gobolka Banaadir oo soo gaba-gabeeyay Toddobaadka Qaran ee Dhir-beerista.
Maamulka Gobolka Banaadir oo kaashanaya Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qabtay...
Xasan Sheekh oo Turkiga kula kulmay La taliyaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Afrika
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay dalka Turkiga La-taliyaha Maraykanka ee arrimaha Carabta iyo Afrika, Massad Boulos.
Kulankan ayaa diiradda...
MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Madasha Diblumaasiyadda Ee ANTAALIYA.
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY MADASHA DIBLUMAASIYADDA EE ANTAALIYA.
Antaaliya, Abriil 17, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka...
Ururka Iskaashiga Islaamka oo si adag u cambaareeyay safiir Israel u magacowday Somaliland.
Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa si adag u cambaareeyay go’aanka ay Israa’iil ku shaacisay inay wakiil diblomaasiyadeed u soo magacawday Somaliland, sida lagu sheegay...

