WARARKA

Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday

Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii roobab ka da’ay...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad...

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...

Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika

Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika. Eritrea iyo Yemen ayaa muddo...

Golaha Wasiiradda ee Dowladda Soomaaliya oo Maanta Meelmariyey Dhismaha Xarunta Adeega Mideysan ee Halmeel

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel oo hoostaga Xafiiska Ra’iisal...

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo Xalay ka qeybgalay Kulan Wacyigelin ah

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Xalay hoggaamiyay kulan wacyigelin bulsho oo heer sare ah, oo diiradda...

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa ka warbixiyay guulaha Dowladda...

𝐆uddoomiyaha Gobalka Banaadir oo Shir-Guddoomiyey Kulan lagu Gorfeeyey Saameynta Roobkii ka Da`ay Caasimadda

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarunta ku-meel gaarka ah ee Guddiga Gurmadka Xilli Roobaadka, kulan...

Turkiga oo kordhisay doorkeeda la-dagaallanka argagixisada Soomaaliya.

Dowladda Turkiga ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay si toos ah u taageeri doonto dadaallada lagula dagaallamayo kooxaha hubeysan...

Maleeshiyaad hubeysan oo Dhakhtar ka Afduubtay Magaaladda Gaalkacyo

Magaalada Gaalkacyo ayaa xalay lagu afduubay Dr. Faarax Cabdi Maxamed, oo ka mid ahaa dhakhaatiirta ka howlgalaya isbitaalka guud ee magaalada, kana tirsanaa hay’adda...