WARARKA
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...
Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika
Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika.
Eritrea iyo Yemen ayaa muddo...
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐈𝐑𝐂 𝐨𝐨 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫 𝐤𝐮 𝐒𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐠𝐚𝐫𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐅𝐚𝐭𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay...
Soomaaliya iyo Kuuriyada koofureed oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriyada koofureed u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid...
Wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya oo booqday safaaradda dalkeena ee Cumaan.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Cumaan,...
Soomaaliya iyo Shiinaha oo xoojinaya iskaashi ku aaddan horumarinta khayraadka dabiiciga ah.
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Shiinaha, H.E. Dr. Hodan Osman Abdi, ayaa kulan wax-ku-ool ah la qaadatay masuuliyiinta Hay’adda Sahanka Juqraafiyeed ee Shiinaha...
Isra’iil oo weerar ka geystay Lubnaan.
Wasaaradda caafimaadka ee Lubnaan ayaa sheegtay in duqeymo ay Israa’iil ka geysatay koonfurta dalka ay ku dileen ugu yaraan 14 qof Axaddii, isla markaana...
Shir lagu heshiisiinayo beelo ku dagaallamay Mudug oo lagu qabtay Muqdisho.
Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay shir ballaaran oo lagu heshiisiinayo beelo walaalo ah oo hore ugu dagaallamay gobolka Mudug, kaas oo ay ka qeybgaleen...
Soomaaliya iyo Cumaan oo xoojinaya Iskaashiga Maalgashiga Istiraatiijiga ah.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan heer sare ah kula yeeshay magaalada Muscat...
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo booqday fariisimaha CXD ay ku leeyihiin magaalada Waajid ee gobolka Bakool.
aliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqday fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka ay ku leeyihiin magaalada Waajid ee gobolka Bakool.Wafdiga...

