WARARKA
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...
Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika
Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika.
Eritrea iyo Yemen ayaa muddo...
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐈𝐑𝐂 𝐨𝐨 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫 𝐤𝐮 𝐒𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐠𝐚𝐫𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐅𝐚𝐭𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay...
Soomaaliya iyo Kuuriyada koofureed oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriyada koofureed u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid...
Madaxweynaha Shiinaha iyo Madaxweynaha Ruushka oo kala saxiixday heshiisyo ka badan 20
Madaxweyneyaasha Shiinaha iyo Ruushka Xi Jinping iyo Vladimir Putin ayaa maanta magaalada Beijing ku yeeshay kulan heer sare ah, iyagoo kala saxiixday bayaan...
Iran oo si adag ugu jawaabtay hadalka Trump
Wasiirka arrimaha dibadda Iran, Abbas Araghchi, ayaa isagoo ka jawaabaya hadalladii hanjabaadda ahaa ee Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ee ku saabsanaa suuragalnimada dib loo...
Dowladda Soomaaliya oo Qorsheynaysa inay Joojiso Bannaanbaxa Mucaaradka ee 4-ta June
Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan magaalada Muqdisho ayaa sii xoogeysanaysa, kadib markii dowladda Federaalka Soomaaliya ay billowday qorsheyaal amni oo lagu xakameynayo bannaanbax ay...
Boosaaso: Wiil Aabihiis oo xildhibaan soo noqday ku dilay Tooreey.
Wararka ka imaanaya Gobolka Bari ayaa sheegaya in Magaalada Boosaaso lagu dilay Yuusuf Bootaan Ciise oo horey u soo noqday xildhibaan iyo wasiir ku...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo Geneva kaga qayb galay shir muhiim ah.
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa ka qayb galay meertada 64-aad ee Shirka Wasiirrada Caafimaadka...
Burcad badeed Soomaali ah oo markab ka dalbaday madaxfurasho 3 malyan oo doollar ah
Hay’adda Ansar Burney Trust oo ah hay’ad xuquuqul insaanka u dooda oo ku sugan dalka Pakistan ayaa sheegtay in burcadbadeedda ay dalbadeen madaxfurasho lacageed...

