WARARKA
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...
Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika
Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika.
Eritrea iyo Yemen ayaa muddo...
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐈𝐑𝐂 𝐨𝐨 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫 𝐤𝐮 𝐒𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐠𝐚𝐫𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐅𝐚𝐭𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay...
Soomaaliya iyo Kuuriyada koofureed oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriyada koofureed u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid...
Ciidankii Taageersanaa Laftagareen oo ka baxay Baydhabo.
Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa hadda deggan, kaddib dagaal saaka ka dhacay qaybo ka mid ah magaalada, kaas oo u dhexeeyay ciidamo taageersan madaxweynihii hore...
𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐝𝐤𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐈𝐆𝐀𝐃 𝐞𝐞 𝐊𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐭𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐄𝐛𝐨𝐥𝐚.
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada XFS, H.E. Dr. Ali Haji Adam, ayaa maanta qaab fogaan-arag ah uga qayb galay Shir Degdeg ah oo...
Dowladda oo ka digtay in amniga la siyaasadeeyo.
Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdifitaax Qaasim ayaa ka digay in amniga dalka gaar ahaan nabadgalyada Muqdisho lagula kaco...
Iran oo cabsi qabta doorka sii kordhaya ee Somaliland iyo Maraykanka.
Warbixin ay daabacday Fox News ayaa lagu seegay in Somaliland muhiimad sii kordhaysa ku leedahay dhinaca amniga gobolka, xilli ay sii xoogaysanayaan xiisadaha u...
MW Xasan Sheekh iyo Boqolaal dadweynaha oo salaada ciida ku tukaday Masjidka Isbaheysiga.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo, Masjidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho.Madaxweyne Xasan...
Qoor qoor oo ugu baaqay shacabka Galmudug in ay garab istaagaan ciidamada ammaanka.
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa boqolaal ka mid ah shacabka iyo masuuliyiinta Galmudug kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo barxadda Xarunta Baarlamaanka Galmudug...

