WARARKA

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka oo kormeer shaqo ku tegay difaacyada hore ee CXD.

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada...

Agaasimaha Guud ee wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb galay Shirka wadatashiga maalgashiga Webiga.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS xoojinta xiriir labada dal kala hadlay dhiggiisa Yemen.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefoonka kula...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka...

Madaxweynaha Galmudug oo daahfuray mashruuca Bulsho.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta Daah-furay Mashruuc Bulsho, kaasi oo door weyn ka qaadan doona xoojinta adeegyada aas-aasiga ah iyo...

Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo baaris ku wada dhallinyaro ku xadgudbay Gabadh Soomaaliyeed.

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay uu baaris ku wado dhallinyaro ku xadgudbay gabar Soomaaliyeed, isla markaana tallaabo adag laga qaadi...

Madaxweyne JFS oo khudbad ka jeediyay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Sheekh Aadan...

Guddoonka Golaha Shacabka oo baaq nabadeed ka soo saartay dagaal beeleedka Gobolka Hiiraan.

Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, ayaa baaq nabadeed ka soo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa: Waxbarashadu waxay ka mid tahay tiirarka ugu mudan ee Xukuumadda DanQaran.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare ee...

Tirada dhimashada weerarkii Niger oo korortay.

Soddon iyo shan qof ayaa la dilay ka dib markii rag hubeysan ay weerareen garoonka diyaaradaha ee ugu weyn Niger Khamiistii, sida ay sheegeen...