WARARKA
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka oo kormeer shaqo ku tegay difaacyada hore ee CXD.
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada...
Agaasimaha Guud ee wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb galay Shirka wadatashiga maalgashiga Webiga.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS xoojinta xiriir labada dal kala hadlay dhiggiisa Yemen.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefoonka kula...
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka...
Taliyaha Qeybta 54-aad ee Ciidanka Xoogga oo la filayo inuu gaaro Garoowe.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Taliyaha cusub ee Qeybta 54-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jimcaale Jaamac Samatar (Takar), la filayo inuu maanta...
Ciidamada Qalabka Sida oo Dhoollatusyo u Diyaarinaya Xuska 1-da Luulyo.
Magaalada Muqdisho iyo gobollo ka tirsan dalka ayaa waxaa ka socda diyaar-garowga munaasabadda 1-da Luulyo, oo ah maalinta loo asteeyay xuska xorriyaddii gobollada Koonfureed,...
Pakistan oo weerar ku qaaday Afghanistan.
Pakistan ayaa sheegtay inay qaaday duqeymo cirka ah iyo weerarro dhulka ah oo ka dhan ah bartilmaameedyo ay ku tilmaantay maleeshiyaad Islaamiyiin ah oo...
Taliyaha Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo la kulmay saraakiisha Guutada 17-aad ee XDS.
Taliyaha Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, Gaashaanle Sare Saahid Jaamac Faarax, oo uu wehelinayay Taliyaha Guutada 17-aad ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa kulan dhiirrigelin...
Soomaaliya oo loo doortay xubin ka tirsan Guddiga Fulinta ee Ururka Baarlamaannada Islaamka.
wafdi Xildhibaano ah oo ka socda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya islamarkaana uu hogaaminayo Xildhibaan Dr. Maxamed Sheekh Axmed ayaa ka qeyb...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo xarigga ka jaray qayb cusub oo lagu soo kordhiyay Isbitaalka Laansaleeti.
Ra”iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Salax Axmad Jaamac ayaa maanta xariga ka jaray isbitaalka Laansaleeti gaar ahaan qeybta dhimirka ee Haweenka oo...

