WARARKA
Puntland iyo mucaaradka oo ka digay doorasho la’aan iyo qorsho ay wadaan.
Madaxda Puntland iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa caawa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo...
Amiirka Qatar oo caddeeyay taageerada dalkiisa ee madaxbannaanida Soomaaliya.
Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thaani, ayaa si cad u muujiyay taageerada dowladda Qatar ay...
Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo...
Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...
MW Xasan Shiikh oo shaaciyey arrin ay Soomaali ku Midoobi karto
tiaratototiaratototiaratototiaratotototosaktitiaratototiaratotoindextotoMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo casho sharaf ku maamuusay Culumaa’udiinka ka qayb galay Shirweynaha Labaad ee Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa soo...
Shirka golaha wasiirada XFS oo lagu ansixayay heshiis muhiim ah
tiaratototiaratotototosaktitotosaktitotosaktitotosaktiindextotoindextototiaratototiaratototiaratototiaratotototosaktitotosaktiGolaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu ansixiyey wax ka beddelka Sharciga Maareynta Qandaraasyada iyo Heshiis Is-afgarad...
Soomaaliya oo cambaaraysay falkii lagu dilay Hoggaamiyihii Ururka Xamaas Ismail Haniyeh
Soomaaliya ayaa ka hadashay dilkii shirqoolka ahaa ee lagu dilay hoggaamiyihii Ururka Xamaas Isma’il Haniyeh, kaasi oo lagu dilay magaalada Caasimadda ah ee dalka...
Lamaaha Amniga Puntland oo soo qabtay nin ku Eedeysan dil ka dhacay Magaalada Boosaaso
Hay’adaha Amniga Puntland oo kaashanaya odayaasha dhaqameedyo ayaa saaka gacanta ku dhigay Maxamed Abshir Muuse (Bootaan) oo ku eedaysan dilkii marxuum Khaalid Cali Khaalid...
Ciidamo ka tirsan Booliska KGS oo Tababar loo furay
Dagmada Wanlaweyn ee gobolka shabeelada Hoose waxaa Tababar looga furay Ciidanka Booliska gaarka ah ee kGS qeybtooda Dagmadaasi.Tabarkan ayaa waxaa furay wasiirka Amniga gudaha ...
Golaha Amaanka ee QM oo walaac ka muujiyay Xiisada ka taagan bariga Dhexe
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay dadaallo diblomaasiyadeed oo degdeg ah si looga fogaado isku dhac ballaaran oo ka dhaca bariga dhexe,...

