WARARKA

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...

MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Wada-tashi ku saabsan Qaadashada Soomaaliya ee Shabakadda Isgaarsiinta Isku-xiran ee Geeska Afrika (ONA)

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa qabatay wada-tashi ku saabsan hirgelinta Shabakadda Isgaarsiinta Isku-xiran ee Geeska Afrika (ONA), oo ah hindise goboleed lagu yareynayo kharashaadka...

Booliiska Galmudug oo xabsi ku guray dhallinyaro aflagaado u geestay Madaxweynaha

Ciidanka booliiska Soomaaliya , gaar ahaan qeybta Galmudug, ayaa xabsiga dhigay dhallinyaro muuqaallo iska duubay iyaga oo u gafaya sumcadda Madaxweynaha Soomaaliya.Howlgal ay sameeyeen...

Xukun adag oo xabsi ah iyo ganaax lagu riday Caasho Macallin Mursal

Maxkamadda Gobolka Banaadir , ayaa xukun adag oo xabsi ah iyo ganaax lacageed ku riday Caasho Macallin Mursal, oo lagu eedeeyay maalgelinta kooxaha argagaxisada...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo degmada Ceeldheer ka wada dhiirrigelinta Ciidanka

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ka wada dhiirrigelinta geesiyaashii jabiyey khawaarijtii dhawaan...

Guddoomiyaha SoDMA oo madaxda sare ee dalka uga warbixiyay waxqabadka hay’adda

Guddoomiyaha hay’adda, maaraynta musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa uga warbixiyay Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka howlaha muhiimka ah ee ay SODMA qabatay...

Taangiyada Israa’iil oo ku qulqulaya Qasa iyo mowjado barakacayaal ah oo bilowday

Dadka deegaanka iyo goobjoogayaal ayaa sheegay in tobannaan taangiyo iyo gaadiid milatari oo Israa'iil ay leedahay ay gudaha u galeen xaafad weyn oo la...