WARARKA
Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...
Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...
MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...
Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...
Sheekh Shariif oo ku baaqay in la sii daayo dad ay xireen Ciidamada Ammaanka.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa war ka soo saaray dad ay xireen ciidamada ammaanka ee Soomaaliya.“Waxaan aad u cambaareynayaa islamarkaana...
Maxkamada ciidamada oo sii daysay askar ku eedeysneed inay saxiixeen qaliin aysan xaq u lahayn.
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada ayaa maanta siiyay xoriyadooda Dable Xoogga Maxamed Muxudiin Cali iyo Dable Xoogga Cabdisalaan Xuseen Maxamed.Maxamed iyo Cabdisalaan ayaa lagu...
Wasiirka Amniga XFS oo shirguddoomiyey kulan looga hadlayey Amniga Caasimadda.
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa guddomiyay shir looga hadlayey amniga caasimadda oo ay yeesheen Hey’adaha amniga iyo...
RW Xamsa oo weerarkii shalay ee saldhiga Booliska Warta Nabada ku tilmaamay Afgambi.
Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre ayaa ka hadlay weerarkii shalay ka dhacay saldhigga Booliiska ee magaalada Muqdisho, kaas oo uu sheegay in uu ka...
Madaxwyne Xasan Sheekh oo New York kula kulmay dhaxal sugaha Kuwait.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan-doceed barbar socda meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobey la qaatay dhaxal-sugaha...
Jubaland oo si adag u cambaareysay barakicinta iyo tacadiyada ka socda Muqdisho iyo isku dayga dil ay ka badbaadeen mucaaradka.
War qoraal rasmi ah oo ka soo baxay Dowladda Jubaland ayaa lagu sheegay in maamulka Jubaland si adag u cambaareynayo barakicinta iyo tacadiyada loo...

