WARARKA
Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...
Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...
MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...
Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...
MW Xasan Sheekh oo si diiran lagu soo dhaweeyay Magaalada Kismaayo.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Jubaland.Inta uu ku sugan yahay...
MW Xasan Sheekh oo gaaray Kismaayo iyo Wadahadalo u bilowday isaga iyo Axmed Madoobe.
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo uu kulan muhiim ah kula yeelanayo...
DFS oo sheegtay in la soo afjaray weerarkii Godka Jilicow iyo raggii weeraray oo la toogtay.
Ciidamada ammaanka ee Soomaaliya ayaa soo afjaray weerarkii ay maleeshiyaadka Al-Shabaab shalay Galab ay ku qaadeen Xabsiga Godka Jilicow oo ay maamusho Hay’adda Nabad...
Weerar qarax ku bilaawday oo lagu qaaday Godka Jilicow oo ah xarunta NISA ee gobolka Banaadir.
Warar dheeraad ah ayaa laga helaya weerar culus oo ku bilaawday qarax Ismiidaamin oo lagu qaaday Godka Jilicow oo ku yaala degmada Boondheere ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka iskaashiga Ganacsiga Soomaaliya iyo Mareykanka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad ka jeediyey Shirka Iskaashiga Ganacsiga iyo Maalgashiga ee Soomaaliya iyo Maraykanka, kaas oo...
Ra’iisulwasaaraha XFS oo daahfuray qorshaha dib u furista wadooyinka Caasimadda.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay qorshaha dib loogu furayo waddooyinka xiran ee caasimadda, oo gaaraya 52...

