WARARKA
Milateriga Soomaaliya oo howlgal ka sameeyay G/Sh/Dhexe.
Ciidanka Xoogga Dalka,gaar ahaan ururka 62 aad, huutada lixaad ayaa Howlgallo qorsheysan oo ka dhan ah Khawaarijta ka...
Wasiirka Gaadiidka Cirka XFS oo soo dhoweeyay dib u howlgalinta shirkadda Jubba Airways
Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Duulista Hawada XFS mudane Maxamed Faarax Nuux ayaa maanta daahfuray munaasabad lagu maamuusaayey dib...
IGAD oo dalbatay maalgelin joogto ah oo AUSSOM ah, madaxda Soomaalidana ugu baaqday heshiis doorasho
Urur-goboleedka IGAD ayaa ugu baaqay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo saaxiibada caalamiga ah inay xaqiijiyaan maalgelin ku...
Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada Xuutiyiinta ku qaadayn deegaanno Sacuudiga ah
War qoraal oo ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in "Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya si...
Ilhaan Cumar oo Sheegtay in Dil loogu hanjabay
Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka ayaa ka digtay in Donald Trump weeraradiisa shaqsiyadeed ee soo noqnoqonaya iyo hadalada ka dhanka ah...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khadka Telefoonka kula hadlay Madaxweynaha Koonfur Afrika
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Koonfur Afrika, Mudane Cyril Ramaphosa.
Labada Madaxweyne ayaa ka wada...
Khilaaf Ka Dhashay Kordhinta Kalfadhiga 7-aad ee Golaha Shacabka
Kalfadhiga 7-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in muddo bil ah la sii shaqeyn doono, iyadoo arrintan dhalisay muran iyo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu u safro Mareykanka
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu u safro magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu ku guddoomin doono kulan...
Taliska Ciidanka Booliiska oo askarta hubeysan ka mamnuucay Mootada Fekonta
Taliska Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa mamnuucay in askari hubeysan uu isticmaalo mootooyinka Fekonta. Sidoo kale, waxaa gebi ahaanba reeban in askari hubeysan oo...
Hoggaamiyaha saree e Iran oo qiray arrin lagu eedeyey maamulkiisa
Hoggaamiyaha Sare ee Iiraan ayaa markii ugu horreysay si cad u qirtay in kumannaan qof lagu dilay mudaharaadyadii dhawaan ka dhacay dalkaas.
Khudbad uu jeediyay...

