WARARKA
Agaasimaha Guud ee wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb galay Shirka wadatashiga maalgashiga Webiga.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS xoojinta xiriir labada dal kala hadlay dhiggiisa Yemen.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefoonka kula...
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo.
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS,...
Wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada XFS oo la kulmay George Conway.
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee...
Shirka Khubarada Militari ee dalalka ciidamada ku taageera Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay Shirka Khubarada Militari ee Dalalka Ciidamada ku Taageera Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasillinta...
Madaxweynha JFS, oo Kambaala uga qayb galay Shir-Madaxeedka Dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Kambaala ee dalka Yugaandha uga qayb galay Shir-Madaxeedka Labaad ee Waddamada Ciidamadooda ka qeyb...
War-murtiyeed laga soo saaray Shir-Madaxeedka Labaad ee Dalalka Ciidamada ka Jooga Soomaaliya.
Shir-Madaxeedka Labaad ee Waddamada Ciidamadooda ay qaybta ka yihiin Hawlgalka Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya ee Midowga Afrika (AUSSOM-TCC) oo maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada...
Fadhiga BFS oo Beri Furmaya iyo caqabado horyaala.
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu maalinta berri ah yeesho kalfadhigiisii ugu horreeyay ee sannadka dheeraadka ah, iyadoo ajandaha ugu weyn uu yahay furitaanka...
Soomaaliya iyo Dalalka AUSSOM oo Ku Heshiiyay Kordhinta Taageerada Howlgalka.
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo waddamada ciidamada ku leh Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa ku heshiiyay in Golaha Ammaanka ee...

