Thursday, December 26, 2024

Abaabul Dagaal oo ka dhan ah Alshabaab oo ka bilowday gobolka Hiiraan.

Saraakiil ah oo uu hogaaminayo Taliyaha Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed  G/le Dhexe Ibraahim Maxamed Maxamuud iyo qaar kamid ah madaxda Hoggaamada Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed  ayaa gaaray Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan .

Saraakiisha ayaa ugu horeyn la yeeshay kulamo is xog wareysi ah saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed  iyo madaxda Ciidamadda deegaanka ee ku sugan degmada maxaas  sidoo kalena warbixino ka dhageystay saraakiisha qeybahooda kala duwan .

Kulanka ayaa ku saabsanaa howglada lagula dagaalamayo Alshabaab  .

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles