Wednesday, September 18, 2024

Galmudug oo Baaq ka soo saartay Xiisad ka taagan Galbeedka gobolka Mudug.

Mas’uuliyiinta  Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa Baaq nabadeed ka soo saaray shaqaaqo ka dhacday Miyiga   Galbeedka Gobalka mudug ,  halkaas oo lagu dilay nin dhalin yaro ah oo xoolo-dhaqato ahaa.

Degaanada Galbeedka Gobolka Mudug ayaa waxaa ka taagan Xiisad I dhexeysa Dad Xoolo dhaqato ah ee ka soo kala jeeda Maamulada Galmudug  iyo Puntland .

Gudoomiya degmada  Gaalkacyo ee Galmudug Cabdiraxmaan sheekh xasan ayaa ka hadlay Xiisada la taagan Galbeedka Gobolka Mudug usaga  ugu baaqay   Dadka Reer miyiga ah ee xiisada ay u dhexeyso in ay joojiyaan colaada .

Sidoo kale Gudoomiyaha Degmada Galkacyo ee Galmudug mudane c/raxmaan sheekh  Xasan ayaa ka ayaa Baaq nabaded udiray  waxgaradka  odayashay iyo maamumulada  puntland iyo Galmudug in ay kaalin ka qaataan  daminta Xiisada u dhexeysa dadka Wada dega     Galbeedka gobolka Mudug

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles