Sunday, June 21, 2026

Madaxweynaha JFS oo magaalada Narok kula kulmay dhiggiisa Kenya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo ku gaaray dalka Kenya ayaa magaalada Narok kulan muhiim ah kula qaatay dhiggiisa dalkaasi, Mudane William Ruto.

Labada Madaxwayne ayaa kulankooda uga hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee ka dhexeeya labada dal, iyagoo adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii wadista iskaashiga iyo wadashaqaynta Soomaaliya iyo Kenya ee ilaalinta nabadda, xasilloonida iyo horumarka gobolka.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles