Shirkii u dhaxeeyay Mucaaradka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa hada soo idlaaday, waxaana dood dheer kadib dib loo balamay in galabta la iskugu soo noqdo fadhi kale.
Beesha Caalamka ayaa ka baxday shirka waxaana in mudo ah dood adag oo nooca doorasho ee dalku aadayo ay dhexmartay dhinacyada.
Shirka ayaa soo dhamaaday iyadoo aan weli is faham laga gaarin qodobada laga doodayey oo ay doorashaddu ugu muhiimsaneyd.




