Saturday, May 9, 2026

Ciidamada Booliiska Galmudug oo isku diyaarinaya sugidda amniga Doorashooyinka.

Taliye xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Cusmaan Cabdulaahi Maxamed (Kaniif) oo uu Wehliyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Dowlad Goboleedka Galmudug G/Sare Maxamed Daahir Cabdulle ayaa Maanta gaarey Magaalada Samareeb ee Xarunta u ah Dowlad Goboleedka Galmudug

Taliyaha Iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey Sarakiisha iyo Ciidanka Boliiska dowlad Goboleedka Galmudug

Socdaalka Taliye xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa u jeedadiisu tahay Kormeerka Xaalada Ciidanka Boliiska Dowlad Goboleedka Galmudug iyo sidii ay Ciidanka Booliiska ugu diyaar Garoobi lahaayeen Sugida Amniga doorashooyinka la filaayo in dhwaan ay ka bilowdaan Dowlad Goboleedka Galmudug.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles