Thursday, December 26, 2024

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xarunta Wasaarada Gaashaandhigga Kula kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga

Madaxweynaha Dowladda Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Taliiska Ciidanka Xoogga Dalka kulammo kula qaatay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga.

kulamadaas ayaa ku saabsanaa xoojinta amniga iyo xoreynta dalka.

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin iyo Saraakiisha hoggaaminaya qeybaha kala duwan ee Talisyada Ciidamada ayaa la wadaagay Madaxweynaha warbixinno ku saabsan howlgalada dalka looga sifeynayo argagixisada.

Wararka ayaa sheegaya in kulamadan lagu soo hadal qaaday xiisadda Badda ee Soomaaliya iyo Itoobiya iyo sidii Ciidanka Xoogga dalka loo diyaarin lahaa.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles